Sunday 6 February 2011

Bilingual stories for younger audience written by my year 10 group last year

How the monkey saved all the animals written by Muhammed-English-Somali

Once upon a time, there were many animals in the jungle. They lived together in peace.

Beri hore waxaa jiray duurka Xayawano badan oo nabad kuwada noolaa.
__________________________________________________

There was also a black panther who wanted to attack and eat all the animals in the jungle. He was very strong and fast.

Waxaa halkaa ku noolaa panther madow waxuu rabay inuu cuno xayawaanada kale oo dhan. Pantherka wuu xoog badnaa iyo wuu orod badnaa.
__________________________________________________

The Black Panther was very scary and cunning.  He thought of a plan. He invited all the animals for a feast into his cave.

Pantherka madow waa laga cabsanayaa laakiin wuu quruxsanyahay.wuxuu sameestay qorsho. Gurigiisa Wuxuu ku casuumay xayawaanadii oo dhan.
__________________________________________________

When the other animals arrived, The Panther served the Zebra as dinner. The others saw that the Panther killed the Zebra. They started to get scared of him. When the Panther went into his kitchen, The Little Monkey said; “ I will start singing and running around, and you will run away from the cave. They said “Fine, start!”     

Markay imaadeen baahalihii kale ayey dhexda udhigtay dameerfarowgii kabac ayey fahmeen inay dishay pantherka waxayna bilaabeen inay kacabsadaan pantherka.pantherka markay  gashay kushiinka daanjeerka yaraa ayaa dhahay waxaan bilaabayaa inaan heeso oo aan war wareegsado.
_________________________________________________
When The Panther returned, The Little Monkey started to make strange sounds. The Panther was very surprised. He did not understand why the Little Monkey was screaming. He asked the Little Monkey; “What’s wrong? Why are you screaming?” The Little Monkey did not answer, he continued to scream and jump even harder. Just when the Panther went next to him, all the other animals ran out of the Panther’s cave. So this how the Little Monkey saved all the animals.  

Markay soo naqatay pantherka ayaa daanjeerka yaraa ayaa bilaabay hees macaan ah  oo soo jiidatay pantherka.pantherka ayaa aad iyo aad  u faraxsanaa pantherka ma ogeyn daanjeerku heeso daanjeerki yaraa ayaa weydiyay maxaa kugu dhacay pantherka ayaa dhahay maxaad u qaylinee daanjeerka ka ma jawaabin su aasha la weydiiyay waana siiwadayay hees tii sii.
 




 The End!
















No comments:

Post a Comment